Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Musharxiin uu ku jiro Mukhtaar Roobow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Musharaxiinta uu la kulmay Gudoomiyaha Golaha Shacabka waxaa ku jira Wasiirkii hore ee Maaliyadda  Maxamed Aadan Farkeeti, Sheekh Mukhtaar Roobow oo wali shaacin Musharaxnimadiisa iyo Musharaxiin kale. Sida … Continue reading Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Musharxiin uu ku jiro Mukhtaar Roobow